Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka haweenka nadaafada ee ka dhisan Magaalada Dhoobley oo is kood isku xilqaamay ayaa olole nadafadeed ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Magaalada iyadoo ujeedka ololahaan ay haweenkaasi ku sheegeen in ay uga gol leeyihiin kor u qaadidda bilicda Deegaanka.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixinta ku eegeysa