Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Todobaad olole Nadaafadeed ah ayaa waxaa laga sameeyay Deegaanka Aato ee hoos taga Degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool, kaas oo ay ka qeyb-qaateen Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee Deegaanka.
Maamulka cusub oo kaa shanaayo bulshada Deegaanka Aato ayaa bilaabay Todobaadkan ololaha Nadaafadeed si kor loogu qaadayo Nadaafada Deegaanka iyo in bulshada laga fogeeyo waxwalbo oo Caafimaad daro u keenaya dadka deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya