Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Olaha nadaafada oo ay iska Kaashanayaan dowalada hoose degmada Baydhabo iyo Wasaarada Bay’adda iyo Duur joogta koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu sameeyay xaafadaha qaar Ee magalada Baydhabo iyo buundada weyn ee isha Baydhabo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa