Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud Nadaafada iyo Bilic soo Celinta Dowlada Hoose ee xamar ayaa dhiiri galin u sameeyay dhalinyaro si is xilqaan ah ololo nadafadeed ka sameeyo xeebta liido ee magalada muqdisho.
Dhalinyardan ayaa waxey waqti hore bilaabeen Nadaafada xeebta liido mana jirin cid ku taakuleyso ama ku garab istaagto nadaafada ay mar waliba ka sameeyaan xeebta liido ee magaalada Muqdisho.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa