Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololahan Nadaafadeed ayaa loogu magac daray bilic soo celinta nadaafadda magaalada jowhar ,waxaana ka wado Haween iyo dhalinyaro oo iskaashanaayo iyagoo qaadan wax mushaar ah sida ay sheegtay Muslimo Shabeel oo ah gudoomiyaha ururka Haweenka xaafadda Hantiwadaag.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya