Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxda shaqda iyo shaqalaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay Degmada Xamar weyne gaar ahaan xeebta liido iyadoo ka qeyb-qaadaneyso dadaallada lagu hagaajinayo bilicda caasimadda.
Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo uu maamulka Gobolka Banaadir ku doonayo in lagu hagaajiyo nadaafadda iyo bilicda Caasimadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa