(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee Degmada Qardho oo gacan ka helayso shacabka ayaa olole nadaafadeed iyo wado baneeyn kasameeyay xaafadaha Xorgoble iyo Qoryacad.
Wadooyinka ololaha nadaafadeed laga sameeyay ayaa waxaa buux dhaafiyay qashin badan iyo geedka garanwaaga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa