Olole Nadaafadeed oo laga Samaaeyey Wadooyinka Magaalada Burco.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Burco ayaa howlgal Nadaafadeed ka fulisey Ee Magaalada Burco, Howl-galkan Nadaafadeed ayaa intii uu socdey waxa lagu nadiifiyey qashinka, kuwaas oo ay soo dhigeen goobtan aan ku habooneyn Bulshada ka ganacsata.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa