Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawlada hoose ee Magaaada Gaalkacyo ayaa bilaay olale nadafadeed oo Socon doon maalmaha soo socoda kaas lagu soo celinayo bilicda magaalada gaar ahaan goobaha uu yaaalo qashinka waxaan ka qayb galay ololaha nadafadeeda Duqa magaalada Gaalko xasan maxamed jaamac oo ay weheliyaa shaqaalaha Dowalada hoose ee magaalad Gaalkacyo iyo qaar kamid ah shacabka magaalada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa