Olole Nadaafadeed oo ka bilowday Degmada Dhoobley

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa Bilaabay Olole Nadaafadeed oo socon doona Mudo Todobaad ah kaasi oo loga goleeyay Kor u qaadista Bilicada Degmada.

Qaar kamid ah Haweenka Degmada Dhoobley oo Qeyb ka ahaa Ololahan nadaafadeed ayaa kawarbixiyay sida ay uga qeyb qaadanayaan ka shaqeynta Nadaafada Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya