Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Axmad Cabdullaahi Muxumed oo kamid ah dhallinyarada baratay cilmiga xoolaha ee ku nool Magaalada Baladweyne ayaa baaris bilaash ah iyo wacyigelinta cudurada ku dhaca xoolaha u sameeyay xoola dhaqatada ku nool Deegaanada hoos yimaada Magaalada.
Deeganada ololahan bilaashka ah laga sameeyay ayaa waxaa kamid ah Jeereey ,Deefoow iyo Bacaad buuke.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa