Olole lagu wacyigelinayo Haweenka uurka leh oo laga bilaabay Baladweyne.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha da’yarta ee bartay cilmiga Caafimaadka islamarkana ka howlgala MCH-yada Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay Olole Haweenka uurka leh loogu baraarujinayo inay tagan xarumaha caafimaadka si looga hortago dhibaatooyin caafimaad oo soo food saara.

Gabdhahan ayaa inta badan taga kaamamka Barakacayasha iyagoo ku booriya Haweenka inay la socdan xaalada caafimaad ee carruurtooda iyo tooda islamarkana ay yimadan MCH-yada ka furan xaafaddaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa