Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Maaliyada Soomaaliland ayaa magaalada Burco ka bilowday uruurinta iyo Soo xaraynta cashuurihii baaqday waxaana bulshada ugu baaqeen bixinta Canshuurtaas.
Masuuliyinta Wasaarada Maaliyada ayaa sidoo kale waxaa ay dardaaran u jeediyeen shaqaalaha Wasaarada ee aruurinaya Canshuurta iyagoo kala hadley ku milmida siyaasada iyo in ay bulshada ula macaamilaan si wanaagan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya