Olole lagu dhireynayo iskuullada oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Soomaliya ayaa ololaha dhireeynta ka daahfurtay iskuulka macalin Jaamac ee Magaalada Muqdisho.

Ololahan ayaa sidoo kale waxaa lagadaahfuray iskuulo kale oo ku yaala magaalada Muqdisho.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa