Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Degmooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ka fulisey olole daaweyn xoolaha ah.
Degmada Buurhakaba ayaa la gaarsiiyey 11 tuulo halka Degmada Baydhabo la gaarsiiyey 15 tuulo
Muddada uu socdey olalahan daaweynta ah ayaa waxaa ka faa’ideystey dad tiradooda gaareysa 2,500 halka xoolaha la daaweeyey ay tiro ahaan kor u dhaafayaan 50,000 oo neef.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya