Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Cusbitaalka Dhimirka Dr.Xabeeb ee Magaalada Cadaado ayaa bilaabay Olole Caafimaad oo lagu daweeynayo dadka qaba Xannuunada Dhimirka.
Ololahaan ayaa waxaa lagu daweeyn doonaa Bukaano badan oo qaba Xanuunada Dhimirka islamarkaana ku nool Gobollada Dhexe Dalka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa