Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barnaamij lagu daah furayey Ciid siinta iyo u qareemida Carruurta dantayar iyo kuwa agoonta ah ayaa lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland.
Masuuliyiintii ka soo qeybgashay Xaflada ayaa waxaa ay aad u soo dhoweeyeen Barnaamijkan lagu dahfurayay Ciid siinta iyo u qareemida Carruurta dantayar waxaa ayna sheegeen in loo baahanyahay in ay dadka Soomaaliyeed ka qeyb qaataan caawinta dadka dantayar.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya