Olole lagu baneenayo wadooyin oo laga bilaabay duleedka Magaalada Qardho.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Dagmada Qardho ayaa banaysay wadooyin waawayn oo ku yaala Duleedkeedka Magaalada Qardho kuwaas oo loogu talagalay Mustaqbalka dhow in la isticmaalo.

Shaadan ayaa loo isticmaalay gaadiidka wax lagu xaaqo iyo kuwa qaado carada waxaana goob joog ka ahaa baneeynta wadooyinka maamulka Degmada Qardho iyo laamaha amaanka Magaaladaasi.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya