WARARKA Olole lagu ballaarinayo garoonka diyaaradaha degmada Xudur oo laga bilaabay magaaladaasi. By admin - January 11, 2023 0 184 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo Shacabka Degmada Xudur ayaa bilaabay Olole lagu balaarinayo dhabaha diyaaraduhu ku ordaan Bilihii la soo dhaafey waxaa hakad ku jirey diyaaradihii tagi jirey Degmada. Naxwo Axmed kadiye. ayaa kawarramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-Naxwo-Olole-lagu-ballaarinayo-garoonka-diyaaradaha-degmada-Xudur-oo-laga-bilaabay-magaaladaasi..mp3