Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhawaanahan waxaa Magaalada kismaayo ee xaruunta Dowlada Jubaland xaafado kamid ah laga dareemayey dabeylo aad u daran kuwaas oo bacaad farabadan dhigey wadooyinka xaafadaha qaar ee Magaalada.
Maamulka Degmada kismaayo oo arintaasi ka jawaabaya ayaa waxaa uu xaafada New kismaayo ka bilaabey howlo bacaad celin xaafada saameynta ku yeeshey islamarkaana dib looga qaado furayo lana furo wadooyinkii uu bacaad xirey.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya