Olole lagaga hortagayo halista Gaadidka Iftiinka badan leh oo laga bilaabey Berbera.

0
37
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka ee gobalka saaxil ayaa bilaabay howgal ay gadiidleyda gobolka looga wacyigalinaayo dhimista Xawaarada iyo yareynta nalalka dheeriga ah ee lagu soo dhejiyo gadiidka noocyadiisa kala duwan

Taliska Nabadgelyada Waddooyinka ee gobalka saaxil ayaa sheegey in mudooyinkaan ay soo bateen ku socoshada xawaaro sare oo gudaha magaalada ah iyo in gadiidka lagu soo xiro nalal dheeri oo sababi kara shil gaari

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa