Olole ku saabsan wacyigelinta HIV AIDS Ka oo laga sameeyay Magaalada Hargeysa

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barnamijkan oo loogu magic daray Baraarug isla maraakan ah mid wacyigilin ah ayaa waxaa magaalada hargeysa gaar ahaane laanta socdaalka Soomaliland kasameeyay ururka Xakamaynta HIV AIDS .

Ciidanka laanta socdaalka Soomaliland saraakiil iyo bulshada kusugneed xarunta ayaa kafaa ideystay ololahan wacyigilinta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya