Olole kor loogu qaadayo akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga oo laga bilaabay Baladweyne.

0
35
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Axmed Xasan iyo Maxamed Ibraahim Macalimow oo kamid ah Dhallinyarada ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay olole kor loogu qaadayo barashada afka Hooyo.

Ujeedka loo bilaabay ololahaa ayaa waxaa ay tahay sidii sare loogu qaadi lahaa barashada akhriska iyo qoraalka afka hooyo iyada oo wax lagu bari doono dadka waaweyn iyo caruurta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya