Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daah-furaayey ololaha Indho Fiiqisah oo ay si Bilaasha Uga Faaideysan donaan Bulshada Gobolka Baako ayaa lagu qabtey Magalada Xudur ee Xarunta Gobolka bakool waxaana Ololaha Indho Fiiqista Fulineysa Hay’adda Qatar Charity oo kashaneysa Qaar ka Mid ah dhaqaatirta Gobolka.
Daahfurka ololaha waxaa Goob joog ka ahaa Maamulka Gobolka kan Degmada Xudur dhaqatiir iyo qeybaha kala duwan ee Bukaanada u Baahan in loo fiiqo indhaha loona daaweyo.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa