Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee DDS ayaa Olole isugu jiray Dhir beeris iyo wacyigelin ka sameeyay Degmooyiinka Xamaro iyo Waangay ee Gobalka Erer.
Ololahaan dhir beerista ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Xafiiska Barwaaqo, Ciidanka Nabadgalyada Degamada Xamaro, Bulshada Rayidka iyo waliba waaxda Nadaafada.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya