Ol’ole dhir beeris ah oo laga sameeyey Xarunta Horumarinta Haweenka Degmada Kismaayo.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay ol-olle dhir beeris ah ka sameesay xarunta hormarinta Haweenka ee Degmada Kismaayo ololahan ayaa waxaa gacan ka geesanayay Wasaradda Haweenka iyo xaquuqul isnaanka Jubbaland waxaana qorshaha dhiirbeeristu uu yahay sidii sare lagu qaadi lahaa qurixinta bilicada xarunta horumarinta Haweenka Degmada Kismaayo.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Jubbada Hoose Marwo Faadumo Aadan Kateela ayaa waxay kawarbixisay ololahan dhir beeris ay ka sameeseen xarunta horumarinta Haweenka Degmada Kismaayo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa