Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Xakamaynta Xanuunka HIV-AIDS ee maamulka Somaliland Ayaa Magaalada Burco Ka sameeyay olole bulshada looga Wacyigeliyay Halista uu leeyahay HIV-ADIS.
Meelaha ay wacyo galinta kasameeyeen waxaa kamid ah garoonka lixle oo uu ka socoda tartanka kuba.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa