Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololaha buufinta cayayaanka goobaha Barkacyaasha Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa iska kaashanayaa wasaaradaha Caafimaadka DFS iyo midda Maamulka KGS.
Masuuliyiin ka socday labadaasi Wasaaradood ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan buufinta si ay usoo ogadaan xaaladaha goobaha buufinta ay ka socoto.
Wakiiladii ka socday labada Wasaaradood ee caafimaadka oo kormeer ku tagay kaamamka ay shaqadu ka socoto ayaa ka waramay natiijada buufinta.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa