Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlwadeenno ka tirsan Isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan ayaa xaafadda Ceel jaale ee Magaalada Baladweyne ka wada olole caafimaad oo lagu caawinayo dadka ka barakacay fatahaada.
Dadka yimada xarumahan caafimaad ee KMG ah ee laga hirgeliyay xaafadda Ceel jaale ayaa laga daweeya cudurada ku dhaca maqaarka , shuban biyoodka iyo malaariyada oo dhamaantood ka dhashay fatahaada Wabiga Shabeelle.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya