Olole bacaad bixin ah oo laga sameeyay Magaalo xeebeedka Garaacad.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhalinyarada Deegaan xebeedka Garaacad ayaa olole bacaad bixin ah ka sameeyay wadada hal-bowlahaa ee soogasha Magaalada taasoo uu saameeyey Bacaadka.

Ololahan ayaan waxaa ururka kala qeeybqaatay Shirkada TTN oo kamid ah Shirkadaha ka howlgala Puntland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa