Ololaha wax ka qabashada xanuunka Kansarka oo Muqdisho laga daah-furay

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada DFS ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa uu ka daah furay Ololaha wax ka qabashada xannuunka kansarka, munaasabadda daahfurka Ololahan waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka DFS, madax ka tirsan hay’adaha ka shaqeeya caafimaadka iyo marti Sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa