Ololaha wacyigelinta bulshadda iyo xoojinta adeeg bixinta tallaalka oo laga bilaabay Qardho.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kaamamka barakacayaasha magaalada Qardho ayaa lagga bilaabay ololaha wacyigelinta, bulshadda iyo xoojinta adeeg bixinta tallaalka Naxwo Axmed Kadiye