Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaraadda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Dowlada Jubbaland Ismaaciil Axmed Garas ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfuray ololaha wacyigalinta Talaalka Dabeesha.
Kulanka daah furka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamida shaqaalo waaxeedyada Wasaaraadda iyo bahwadaagta Caafimaadka Jubbaland iyo xubno ka kala socday Hay’adaha WHO iyo UNICEF.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya