Ololaha Talaalka Xoolaha oo laga bilaabay Deegaanada Gobolka Galgaduud.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololaha talaalka xoolaha gaar ahaan Ariga oo laga talaalayo cudurada Jadeecada iyo sambabka ayaa laga bilaabay degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa