Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay ayaa laga daah-furey Barnaamijka Wacyigelinta ka Hortaga labada Talaal ee Cudurada Shubanka iyo Oofwareenka iyo sidoo kale Ololaha iskudhafka Talaalka Jadeecada.
Barnaamijka oo daah-furtay Wasaarada Caafimaadka koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Cali Saciid Fiqi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Madaxda Hay’adaha WHO iyo UNICEF.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa