Ololaha talaalka Oofwareenka iyo Shuban biyoodka oo laga daah furay Muqdisho.

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay barnaamij Wacyigelineed oo ku saabsanaa Ololaha talaalka Oofwareenka iyo Shuban biyoodka kuwaasi oo ku cusub dalka.

Munaasabada lagu daahfurayey Ololahaan talaalada ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka XFS , Xubno ka socday Hey’adda ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka, Dhaqaatiir iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa