(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololaha Talaalka Dabeesha ayaa Laga Dah-Furey Degmada Xamar jajab Ee Gobolka Banaadir Kaasi oo u Dahfurey Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax kala duwan,iyo Hooyooyinka Xaafada.
Ololaha ayaa waxa uu soconayaa mudo Afar Maalin oo lagu talalaayo Carruurta ka yar 5ta Sano ka yar Maxamuud Ali Xasan Gudoomiye Kuxigeenka Aimaha Bulshada Degmada Xamar Jajab iyo Madaxa Talaalka Dabeesha Ee WHO Maxamuud Shire ayaa si wadajir ah uga hadlay halista Cudurka dabeesha uu leeyahay iyo muhiimada ay leedahay in la qaato Talaalkiisa.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya