Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Cadaaddle ee Gobalka shabeelle ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa laga bilaabay ololaha ka hortaga Cudurada ku dhaco Xoolaha kaasi oo soco doono mudo shan iyo toban maalin ah.
Ololahaan oo logu talaalayo 200,000 oo neef oo ku dhaqan degmada Cadaaddle ayaa fulintiisa waxaa iska kaa shanaayo xafiiska Hormarinta Xoolo-dhaqatada Degmada Cadaaddle iyo Hay’adda VSF.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya