Ololaha Diiwaan gelinta dhiig bixiyaasha oo Baydhabo Laga bilaabey.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka yabooha Dhiiga KG ayaa Magaalada Baydhabo ka bilaabey Olalaha Wacyigelinta iyo Diiwaangelinta dhiig bixiyaasha KG,ujeedada loo bilaabey Olalahaan ayaa ahayd in Sare loo qaado dhiig bixiyaasha KG iyo in la badbaadiyo Nafta Bani’aadamka ah ee u baahan dhiig iyo Wacyigelinta Bulshada.

Olalahaan ayaa waxaa laga bilaabay Dugsiyada Dowlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay
Maamule ku xigeenka Iskuulka Al-Cayn ayaa soo dhawaayey dhiiga lagu bad baadiyo Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa