Ololaha daweeynta iyo talaalka xoolaha oo laga bilaabay Hargeysa

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta reer Miyiga maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargaysa ka bilaawday Ololaha Daweeynta iyo Talaalka Xoolaha.

Ololahan ayaa waxaa lagu daweeyn doono kumaan xoolo ah oo la dhibaatoonaya xanuunada kala duwan ee k u dhaca xoolaha maadaama la gudo galay xili roobaadka Guga.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa