Ololaha Cagaarinta Dugsiyada Dalka oo Laga Bilaabay Magaalada Muqdisho.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololaha Cagaarinta Dugsiyada oo Dugsiyada dalka Dhir loogu beerayo ayaa waxaa Wajigiisa Kowaad lagu daah-furey Dugsiga Yaasiin Cismaan Degmada Boon-dheere ee Magaalada Muqdisho, kaas oo furey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS.

Daah-fuka Ololaha ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Agaasimiyaal, Howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Deegaanka, Xubno ka socdey Maamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Iskuulka iyo Masuuliyiin kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya