Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudigga Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Gedo iyo Odoyaasha Baardheere oo ku heshiiyey dhismaha Buundo yar oo loo isticmaalo isku socodka 2-da dhinac ee Magaalada inta laga dhisayo Buundo weyn.
Qaar kamid ah Odoyaasha Degmada Baardheere ayaa ka hadalay fikir kooda ku aadan Dhismaha Buunada lugeedkan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya