Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan Jaraa’id oo ay Magaalada Beydhabo ku qabteen Odayaasha Dhaqanka koonfur-galbeed ayaa looga hadlay Dhibaato ay ku sheegeen in xiligan ay ka taagan tahay Deegaanada Koonfur-galbeed.
Odayaasha ayaa si kulul uga hadlay dad ay ku sheegeen inay tahriibiyaan dhalinyarada waxay qeylo dhaan ka muujiyeen waxa dhacaya oo ah in dhalinyarada waxbaraneysa ee joogta dhulkooda la qaldo kuwaasi oo loo tahriibiyo wadamada shisheeye.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya