WARARKA Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Lagu Booriyay Ka-Qaybgalka Dhismaha Golayaasha Deegaanka By admin - April 25, 2025 0 46 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmooyinka dowlad goboledka Jubbaland ayaa lagu wadaa in dhawaan la bilaabo dhimaha golayaasha deegaanka Marka laga reebo degmada Af-Madow taas oo horay looga dhisay gole deegaan. Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/04/warka-samow-Odayaasha-Dhaqanka-Jubbaland-oo-Lagu-Booriyay-Ka-Qaybgalka-Dhismaha-Golayaasha-Deegaanka.mp3