Odayaasha Dhaqanka Degmada Ceelwaaq oo ka hadlay xaalada fatahaadda iyo saameynta ka dhalatay

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Odayaasha iyo wax garadka Degmada Ceelwaq ee Gobalka Gedo ayaa ka hadlay xaalada fatahaadda iyo saameynta ka dhalatay, waxayna baaq udireen dhamaan Bulshada Soomaaliyeed.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa