Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ayaa waxaa saameyn aad ah ku yeeshay Fatahaada Wabiga Jubba oo dhaxmara Magaalada, waxaa go’doonsan Bulshada Ku nool xaafada Muuri.
Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Degmada Buurdhuubo ayaa ka hadlay saameynta ay Fatahaadda Elnino ay ku yeelatay degmada iyo deegaanada hoostaga.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa