Nidaamka ayuutada oo fursad Maalgashi u noqotay Haweenka ku nool Degmada Dhoobley.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka danyarta ah ee ku kala nool Gobolada dalkeena ayaa sameytay ganacsiyo iyago ka faa’iideysanaya Habka lacagaha la iskugu dar darsado ee loo yaqaano ayuutada.

habkani oo ku baahsan dalka aadna caan uga ah ayaa sanadihii dambe ahaa mid laga sameynayay iskaashi dhaqaale islamarkaana laga sameyay ganacsiyo midha dhalay.

Ayuutadu waa hab ay kooxo Haween ah ay isku darsadaan lacago taasi oo marka ay gadho mudadii lagu balamay marba qof la siiyo.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku nol Haween Iskaashatooyin ah kuwaasi oo ganacsiyo yar-yar ka abuuray ayuutado ay ku midoobeen kana sameeyeen horumar dhaqale oo nolshaada iyo mida Qoysaskoodaba ay ku maareeyaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa