Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ayaa dhawaan waxaa loo dhisey markii labaad Golaha Deegaanka ee Degmadaasi kaasi oo ka dhashay tabashooyinka xaga Koraasta kadibna ay sababtay in xiisado dagaal ka dhacaan, Bulshada Degmadaasi ayaa dareemey walwal, iyadoo loo soo jeediyay Baaqyo Nabadeed.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya