Muxsiniinta wax awooda oo loogu baaqay ineey caawiyaan danyarta ku nool Jubbaland.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdishakuur Sheekh Maxamed Rashiir, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney caawiyaan masaakiinta iyo kuwooda nugul.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya