Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsigaan lagu barto Qur’aanka kariimka ee ku yaala Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool oo ay wax ku bartaan Arday u badan Agoomo iyo kuwo dan yar ah ayaa xiligaani waxaa uu u baahan yahay in laga caawiyo sidii dayactir loogu samayn lahaa iyadoona horey dhuulka uu ku dhisan yahay waqaf ahaan ay u baxsadeen dad muxsiniin ah.
Dugsiga ayaa waxaa uu ka sameysan yahay dhis iyo bacooyin kaasi oo awoodin in uu Ardayda ka difaaco Qoraxda maalintii iyo xiliyada ay jiraan roobabka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa